War Deg Deg Ah Shirweynihii Solja Oo Saaka Hargeisa Ka Furay Iyo Xubnihii Hore Oo Loolan Adag Ka Dhex Qarxay

0
Saturday December 30, 2017 - 10:43:57 in by Burco Office
  • Visits: 500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Shirweynihii Solja Oo Saaka Hargeisa Ka Furay Iyo Xubnihii Hore Oo Loolan Adag Ka Dhex Qarxay

    War Deg Deg Ah Shirweynihii Solja Oo Saaka Hargeisa Ka Furay Iyo Xubnihii Hore Oo Loolan Adag Ka Dhex Qarxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Shirweynihii Solja Oo Saaka Hargeisa Ka Furay Iyo Xubnihii Hore Oo Loolan Adag Ka Dhex Qarxay Shirka Solja Oo Iminka socda shirkii 6aad ee ururka suxufiyiinta somaliland ee solja oo ka socda magaaladda hargaysa waxaana shirka ka qayb galay weriyayaal guddida sare soo xuleen isla markaana waxa durba shirka inta aanu furmin hadheeyay murano iyo loolan adag oo u dhaxeeya tartamayaasha xilalka kala duwan ee ururka Xubnihi hore ee ururka suxufiyinta somaliland ayaa iyaguna mar kale u ordaaya inay mar kale isu soo taagan hogaanka ururkaasi Xubnaha ururka solja oo murano badan hadheeyeen ayaa la filayaa inay ilaa maanta uun lagu doorto gudoomiyaha iyo maamulka la dooran doono ee majaraha u qaban doona solja