Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ku Sii jeeda Gobolada Bariga Somaliland Iyo Wasiiro Ka Tirsan Somalia Oo Ku Sugan Gobolka Sanaag + Dareenada Ku Xeeran.

0
Thursday January 04, 2018 - 11:26:17 in by salman abdi
  • Visits: 771
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ku Sii jeeda Gobolada Bariga Somaliland Iyo Wasiiro Ka Tirsan Somalia Oo Ku Sugan Gobolka Sanaag + Dareenada Ku Xeeran.

    Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ku Sii jeeda Gobolada Bariga Somaliland Iyo Wasiiro Ka Tirsan Somalia Oo Ku Sugan Gobolka Sanaag + Dareenada Ku Xeeran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ku Sii jeeda Gobolada Bariga Somaliland Iyo Wasiiro Ka Tirsan Somalia Oo Ku Sugan Gobolka Sanaag + Dareenada Ku Xeeran.

Wasiirka Arimaha Guhada Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Waxa Uu Ku Sii Jeeda Gobolkada Bariga Somaliland Oo Uu Socodalkiisii Ugu Horeeyay Ugu Baxayo Tan Iyo Intii La Magacayab Aya waxa Ku Sii Jeeda Gobolada Togdheer, Saraar, Sool , Sanaag Iyo Jiida Horee Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Ku Sugan Yihiin.

 

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Ayaa waxa Uu Ku Soo Beeg Mayaa Xili Uu Gobolka Sanaag Ku Sugan Yahay Qaar Ka Mid Ah Wasiir Ka Mid Ah Dawlada Somalia Oo Ay Somaliland Kala Go,een 1991, Ilaa Iyo Hadan Ma Waxa Warka Kama Soo Saarin Somaliland Socodalka Wasiirka Qorshaynta Somalia Oo Ku Sugan Magaalada Badhan Ee Bariga Gobolka Sanaag.

 

Wasiirka Qorshaynta Dalka Somalia Ayaa Waxa Uu Ka Soo Hilacaay Todobadkii Ina Dhaafay Bariga Gobolka Sanaag Oo Uu Asal Ahaan Ka Soo Jeedi.

Sidoo Kale Wasiirka Qorshaynta Somalia Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Waxa Uu Sheegay In Uu Yimid In Uu Arimo Horumarka Gobolka Ah Ka Furinayo Oo Ay Maal Ganinayso Dawlada Somalia.

 

Geesta Kale Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Ayaa Waxa La Filayaa Waxa Uu Ka Qadan Doono Joogi Taanka Wasiirka Socoda Maamulka Xamar Ee Uu Hogaamiyo Farmaajo , tan Iyo Intii Uu Madaxweynaha Somaliland Xilka Kala Waregay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilayno Ayaa Waxa Iska Soo Daba Shacabka Gobolada Bariga Oo Sida Fiinta Uga Qaylinaya Masuuliyin Ka Tirsan Xukumada Somalia Oo Faro Galin Ku Hay Somaliland.