Soomaali lagu weeraray magaalada Nazareth ee dalka Itoobiya

0
Friday January 05, 2018 - 11:20:55 in by salman abdi
  • Visits: 606
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaali lagu weeraray magaalada Nazareth ee dalka Itoobiya

    Soomaali lagu weeraray magaalada Nazareth ee dalka Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaali lagu weeraray magaalada Nazareth ee dalka Itoobiya

Soomaalida ku dhaqan magaaladda Nazareth oo ilaa 100 Km u jirta Caasimada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa la soo darsay cabsi xoogan kaddib markii sida la sheegay ay weerarro kala kulmeen dad ka tirsan qowmiyadda Oromada oo beegsanaya guryaha iyo ganacsiga dadka soomalida ah ee halkaasi deggan.

Arrimahani ayaa dabsocday xiisad colaadeed oo labadan qowmiyadood u dhaxeysa muddo bilo ah.

Hadaba weriyaha BBC-da Cabdirisaq xaaji Catoosh ayaa qadka taleefoonka ee magaaladaasi kula xiriiray Maxamed Cabdi Ibraahim oo sheegay in cabsi awgeed guri uga soo bixi la'yahay.