Ciidamada Jiida Hore Ee Qaranka Somaliland Oo Heegan La Galiyay Iyo Madaxweynaha Somalia Oo Ku Soo Wajahana Xuduuda Putland Iyo Somaliland.
Madaxweynaha Maamulka Xamar Ee Maxamed Cabdilaahi Maxamed Farmaajo Ayaa Waxa Uu Socodaa Maalmo Qaadanay Uu Ku Imanayaa Maamul Goboleedka Putland Ee Magaalada Garoowe Socodaal kan Ayaa waxa Uu U Muuqadaa Mid Si Weyn Looga Dareemay Soo Dhaweeyntiisa Maamulka Putlland.
Socodaaalka Madaxweynaha Maamulka Xamar Ayaa Waxa Uu Mudo Afar Maal Mood Ah Ku Sug Naan Doona Deeganada Maamulka Putland , Sidoo Kale Waxa Uu Madaxweyne Farmaajo La Filayaa Soo Kor Meero Wada Isku Xidha Magalooyinka Ceerigaabo Iyo Ceel Daahir Ee Gobolka Sanaag Barig.
Sidoo Kale Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiidaha Hore Ee Gobolka Sanaag Ku Sugan Ayaa Waxa Heegan La Galiiyay Oo Ilaa Hada Ma Cada Sababta Uu Madaxweynaha Somalia Ugu Soo Wajahan Yahay Xuduuda Somaliland Oo Aan Gabi Ahaanba Ka Mid Ahayn Maamulka Uu Maamulo Madaxweynaha Xamar Ee Hada Ku Soo Jeeda Magaalada Garoowe.
Ila Wareed Ka Ag Dhaw Madaxweyne Farmaajo Ayaa Sheegay In Uu Soo Kormeeya Mashruuca Wadada Isku Xidha Deegaanada Somaliland Iyo Maamulka Putland Oo Mashruuca Ay Daba Ka Riixayso Maamulka Xamar ,
Geesta Kale Tan Iyo Intii Uu Madaxweynaha Somaliland Xilka La Wareegay Waxa Gobolada Bariga Somaliland Ku Soo Ruqan Sanayay Maamulka Uu Gadh Wadeenka Ka Yahay Farmaajo Ilaa Hadan Wax War Kama Ay Soo Saarin Laamaha Dawlada Somaliland Imashada Madaxweyne Farmaajo Ee Ku Soo Wajahan Sanaag Bari.