, Real Madrid, Wararka Maanta, Wararka Suuqa Kala Iibsiga LIVE: Halkan Si Toos Ah Ugala Soco Dhaq Dhaqaaq Kasta Oo Suuqa Kala Iibsiga Bisha January Ka Dhaca -Tabin Qoraal Ah Oo Toos Ah.

0
Sunday January 07, 2018 - 12:58:35 in by salman abdi
  • Visits: 1815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    , Real Madrid, Wararka Maanta, Wararka Suuqa Kala Iibsiga LIVE: Halkan Si Toos Ah Ugala Soco Dhaq Dhaqaaq Kasta Oo Suuqa Kala Iibsiga Bisha January Ka Dhaca -Tabin Qoraal Ah Oo Toos Ah.

    , Real Madrid, Wararka Maanta, Wararka Suuqa Kala Iibsiga LIVE: Halkan Si Toos Ah Ugala Soco Dhaq Dhaqaaq Kasta Oo Suuqa Kala Iibsiga Bisha January Ka Dhaca -Tabin Qoraal Ah Oo Toos Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

, Real Madrid, Wararka Maanta, Wararka Suuqa Kala Iibsiga LIVE: Halkan Si Toos Ah Ugala Soco Dhaq Dhaqaaq Kasta Oo Suuqa Kala Iibsiga Bisha January Ka Dhaca -Tabin Qoraal Ah Oo Toos Ah.

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janunary ayaa furan waxayna kooxaha Yurub ugu waa wayni haddaba diirada ku hayaan in ay la soo saxiixdaan ciyaartoy ay u arkaan in ay safafka kooxahooda xoojin u noqon karaan, laakiin sidoo kale waxaa jira kooxo doonaya in ay iska iibiyaan ciyaartoy aan muhiim ka ahayn qorshahooda xili ciyaareedka waxaana la filayaa in ay jiri doonaan saxiixyo muhiim ah oo lala kala wareegi doono.

Xidigaha ugu hadal haynta badan ee suuqa kala iibsiga bishan January waxaa ugu horeeya Philippe Coutinho oo si wayn loola xidhiidhinayo Barcelona kaas oo ka mid noqon kara saxiixyada ugu waa wayn ee xili suuqan la samayn karo waxaana sidoo kale ka mid ah Alexis Sanchez oo hore suuqii xagaagii heshiis ula sii gaadhay Manchester City.

Saxiixyada kale ee ugu muhiimsan ee suuqa kala iibsiga bishan january laga samayn karo waxaa isna ka mid ah xidiga kooxaha waa wayni sida xoogan ugu dagaalamayaan ee Leon Goretzka oo ka tirsan kooxda Schalke 04 kaas oo ay Bayern Munich, Liverpool, Arsenal iyo Barcelona yihiin kooxaha xiisahooda la diwaan galiyay.

Laakiin waxaa jira ciyaartoy badan oo kale kuwaas oo suuqa lagu hadal hayo ama lala kala wareegi doono inta uu suuqu furan yahay. Shabakada Laacib.net ayaa si joogto ah inta uu suuqu furan yahay idiinku soo tabin doonta wax walba oo la xidhiidha suuqa kala iibsiga iyada oo aad halkan si toos ah ama Live ah maalin kasta ugala socon karto wararka suuqa ugu danbeeyay.

 

Waxa kale oo aad fariimaha nagula wadaagi kartaan fikirkiina oo aanu intii suurtogal ah akhristayaasha la wadaagi doono. Haddaba halkan hoose si toos ah ugala soco wax walba oo suuqa kala iibsiga ku soo kordha.