Dawlada Imaaradka Carabta Ayaa Wafti U Soo Dirtay xukuumada Somaliland Si ay uga wada xaajoodan hakinta saldhiga Milateri.

0
Tuesday January 09, 2018 - 11:40:48 in by salman abdi
  • Visits: 537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Imaaradka Carabta Ayaa Wafti U Soo Dirtay xukuumada Somaliland Si ay uga wada xaajoodan hakinta saldhiga Milateri.

    Dawlada Imaaradka Carabta Ayaa Wafti U Soo Dirtay xukuumada Somaliland Si ay uga wada xaajoodan hakinta saldhiga Milateri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Imaaradka Carabta Ayaa Wafti U Soo Dirtay xukuumada Somaliland Si ay uga wada xaajoodan hakinta saldhiga Milateri. Imaaratka Carabta ayaa wafti balaadhan u soo diray xukuumada Somaliland si ay ugala xaajoodan hakinta saldhiga milateri ee berbera
Waftigan ayaa la filayaa inay kulan la qaataan madaxweynaha jamhuuriyadda SOmaliland oo isagu hakad galiyay saldhigaasi milateri
Ilaa hada lama garan karo go’aanka uu ka qaadan doono madaxweynaha Somaliland iyada oo aad uga cadhoodeen Xuutiyiinta ka dagaalama dalka Yemen, islamar ahaantaana loo anaanaynayo hakinta uu madaxweynuhu hakiyay inay ka danbeeyeen gantaalo ay Xutiyiintu ka so riddeen xeebaha magaalada Berbera