Madaxwaynihi Hore Ee Somaliland Mudane Axmed Silaanyo Oo Saaka Suuqa Luug Ku Soo Maray.

Dadweynaha Kunool Caasimada Somaliland Ee Magaaada Hargeisa Ayaa Si Kedisa Ula Kulmay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Dhex Mushaaxaya Jidadka Waaweyn Ee Caasimada Somaliland,
EX,Madaxweyne Siilaanyo Waxaa Sidoo Kale Wehelinaayey Xaaskiisa Marwo Aamina Weris,Iyaga Oo Aan Gebi Ahaanba Wadan Wax Ilaalo Ah,
Dadweynaha Kunool Caasimada Ayaa Kusoo Xoomay Madaxweynaha Somaliland Iyaga Oo Ku Faraxsana Inay Arkaan Madaxweynahoodii Horumarka Balaadhan Gaadhsiiyey Dalka Oo Ka Dhex Tukaamaysanaaya Suuqa,