Dibadbaxyo Rabshada Wata Oo Ka Dhacay Waddanka Giriiga Iyo Sababta

0
Saturday January 13, 2018 - 09:49:38 in by salman abdi
  • Visits: 472
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dibadbaxyo Rabshada Wata Oo Ka Dhacay Waddanka Giriiga Iyo Sababta

    Dibadbaxyo Rabshada Wata Oo Ka Dhacay Waddanka Giriiga Iyo Sababta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dibadbaxyo Rabshada Wata Oo Ka Dhacay Waddanka Giriiga Iyo Sababta

Booliska rabshadaha ka hortaga ee dalka Giriiga ayaa u suntan dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday kumanaan ruux oo Jimcihii isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee magaalada Athens.

Dadkan ayaa ka careysnaa qodob sharci ah oo gunti-isku-giijin dhinaca dhaqaalaha oo ay dowladda rabto in ay dowlada soo saarto Isniinta.
Booliska ayaa qaaca ilmada keena ku tuuray dibadbaxayaal aanan badneyn oo isku dayay in ay galaan aqalka baarlamaanka. Ma jirin wax dhaawac ah oo laga soo wariyay dhacdadaasi.

Gunti-isku-giijinatan cusub ee dhinaca dhaqaalaha ah ee keenay dibadbaxyada ayaa yareyn doonto xuquuqda shaqaalaha ay u leeyihiin in ay mudaaharaadaan.