Deg Deg :- " Tuko-Raq Waa Dhulkii Somaliland " Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanjabey Puntland + Muuqaal
Deg Deg :- " Tuko-Raq Waa Dhulkii Somaliland " Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanjabey Puntland + Muuqaal Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Muj Maxamed Kaahin Axmed oo saaka
xafiiskiisa kula hadley warbaahinta waxaa uu ka hadley xaalada deeganka Tuko-raq ee gobalka Sool.
Muj Maxamed Kaahin ayaa si cad u sheegay in Dawlada Faderaalka ah ay xaalado dagaal ka wado deeganada bariga Somaliland isla markaana ay wasiiro ka mid ah xukuumadiisii ku soo xad gudbeen dhulka Somaliland .
Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in Tuko-raq ay tahay dhulkii Somaliland isla markaana aaney Somaliland ku duulin dhul ay maamulka Puntland leedahay
Dhinaca kale wasiirka ayaa beesha caalamka u sheegay in maamulka Somaliya ay ciidamo badan soo urursadeen isla markaana ay soo dul dhigeen fadhiisamadii ciidamada qaranka ee deeganka Tuko-raq