War Deg Deg Ah Ciidamada Tiro Badan Oo Ku Sii Qulqulay Magaalada Dhuusa-mareeb Iyo Shacabka Magaalada Oo Fariin Ka Diray + Farmaajo Oo Ku Soo Wajahan.

0
Sunday January 14, 2018 - 10:07:36 in by salman abdi
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Ciidamada Tiro Badan Oo Ku Sii Qulqulay Magaalada Dhuusa-mareeb Iyo Shacabka Magaalada Oo Fariin Ka Diray + Farmaajo Oo Ku Soo Wajahan.

    War Deg Deg Ah Ciidamada Tiro Badan Oo Ku Sii Qulqulay Magaalada Dhuusa-mareeb Iyo Shacabka Magaalada Oo Fariin Ka Diray + Farmaajo Oo Ku Soo Wajahan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Ciidamada Tiro Badan Oo Ku Sii Qulqulay Magaalada Dhuusa-mareeb Iyo Shacabka Magaalada Oo Fariin Ka Diray + Farmaajo Oo Ku Soo Wajahan.

Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka Gal-guduud oo maalmaha soo socda la filayo in uu gaaro madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in la geeyo ciidamo ka socda howlgalka midowga Africa AMISOM.

Ciidamada ayaa waxay xaqiijin doonaan amaanka magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galmuduud, oo la filayo in ay tagaan wafida uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Cabdisamad Macalin Maxamuud oo k amid ah masuuliyiinta wada qaban qaabada safarka madaxweynaha ee magaalada Dhuusomareeb ayaa xaqiijiyay in ciidamada ay yihiin kuwo ka qeyb qaadan doono amaanka magaalada.

"Waa la rajeynayaa in ciidamo ka socdo AMISOM ay yimaadaan halkaan si ay ula dagaalamaan Al Shabaab, waxey ay tagayaan haraaraha magaalada si amaanka loo xaqiijiyoā€¯ayuu yiri Cabdisamad.

Madaxweyne Farmaajo oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa la filayaa inuu usii gudbaa magaalooyinka Cadaado, Guriceel, Caabudwaaq iyo magaalada Dhuusa-mareeb.