War Deg Deg Ah Magacyada Wasiiro Iyo Wasiir Ku Xigeeno Ka Tirsan Xukuumada Muuse Oo Golaha Wakiiladu Ansixiyeen.

0
Sunday January 14, 2018 - 13:38:36 in by salman abdi
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Magacyada Wasiiro Iyo Wasiir Ku Xigeeno Ka Tirsan Xukuumada Muuse Oo Golaha Wakiiladu Ansixiyeen.

    War Deg Deg Ah Magacyada Wasiiro Iyo Wasiir Ku Xigeeno Ka Tirsan Xukuumada Muuse Oo Golaha Wakiiladu Ansixiyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Magacyada Wasiiro Iyo Wasiir Ku Xigeeno Ka Tirsan Xukuumada Muuse Oo Golaha Wakiiladu Ansixiyeen.

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyey qayb labaad oo ka mid ah golaha wasiirada ee uu dhawaan magacaabay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Fadhiga golaha wakiilada ee maanta oo ay ka soo xaadireen xildhibaano tiradoodu dhamayd 58 ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyey 9 wasiir iyo laba wasiir ku xigeen oo ka mid ah xukuumada.

Magacyada wasiirada iyo wasiir ku xigeenada ee ay golaha wakiilada ansixiyeen ayaa kala ahaa

1 Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Yuusuf maxamuud Nuur

2 Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Jaamac Maxamuud Cigaal

3 Wasiir Ku-xigeenka Horumarinta iyo Maaliyada Maxamed Daahir Axmed Fure.

4 Wasiirka Deeganka & Horumarinta Reer Miiga ShukriBaandaare

 

5 Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska Maxamuud Xasan Sacad Iidle (Saajin)

6 Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri Barwaaqo).

7 Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor Cismaan

8 Wasiir ku-xigeenka Wasaarada arimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye

9 Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maalgashiga Maxamed Amxed Maxamuud

10 Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Ciise Axmed Cabdalla

11 Wasiirka Xidhidhka Golayaasha iyo Arimaha Dastuurka Maxamed Xaaji Aadan Cilmi