Madaxweynaha Falastiiniyiinta oo ku gacan saydhay qorshaha Trump

0
Monday January 15, 2018 - 10:15:30 in by salman abdi
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Falastiiniyiinta oo ku gacan saydhay qorshaha Trump

    Madaxweynaha Falastiiniyiinta oo ku gacan saydhay qorshaha Trump

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Falastiiniyiinta oo ku gacan saydhay qorshaha Trump

Madaxweynaha Falastiin, Maxamuud Cabbaas, oo hadal ka jeedinayey shirka hogaanka Falastiiniyiinta oo ka arinsanayay sida ay uga fal celinayaan go'aanka Maraykanku ugu soo rarayo safaaradiisa magaalada Qudus, ayaa aad u dhaliilay madaxweyne Trump.

Cabbaas ayaa ku tilmaamay talaabadaa weji gabaxii qarniga, taas oo uu ugu dacal dhabayey tilmaantii uu Trump ku sheegay qorshaha nabada Bariga Dhexe ee Maraykanku wadaa inuu noqon doono heshiiskii qarniga.

Cabbaas ayaa sidoo kale sheegay in Falastiiniyiintu aanay ka qayb geli doonin qorshahaa mar hadii Trump si cad Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israel.