Deg Deg Qaar Ka Mida Ciidankii Madaxtooyadda Cabdiwali Gaas Oo Isku Oo Dhiibay Ciidanka Milatariga Somaliland.
War Deg Deg Ah Qaar Ka Mida Ciidankii Madaxtooyadda Cabdiwali Gaas Oo Isku Oo Dhiibay Ciidanka Milatariga Somaliland.
Ciidankii Ilaalada Madaxtooyada Putland ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Madaxtooyada Somaliland waxaana ay ku sugnaayeen Buura-Wadal.
Tirada Ciidanka ayaa ah 37 Askari.
Ciidanka ayaa ka soo goostay halkaasi waxaanay soo gaadheen Ciidanka Sugaya Xuduudka Somaliland, waxaan halkaasi ku qaabilay sarraakiil sarre oo ka tiran ciidanka Milatariga oo ku qaabilay isla markiibana waxaa laga dhigay oo ay ku biireen ciidanka qalabka sida ee Somaliland talaaabadan ayaa ku keenaysay Ciidankta Maamulka Putland inay Niyad-xoogani la kulmo,
Warkan ayaa waxaa xaqiijiyay Guddoomiyaha Gobolka Sool
Goordha Filo Muuqaalka Warkan