Itoobiya oo sii daysay hogaamiye mucaarad ah Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay.

0
Tuesday January 16, 2018 - 09:54:35 in by salman abdi
  • Visits: 515
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya oo sii daysay hogaamiye mucaarad ah Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay.

    Itoobiya oo sii daysay hogaamiye mucaarad ah Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Itoobiya oo sii daysay hogaamiye mucaarad ah Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay.

Itoobiya ayaa daaqada ka tuurtay kiis ka dhan ahaa hogaamiye ka tirsan mucaaradka oo la xiray in ka badan sand ka hor.

Siideynta hogaamiyaha Oromo Federalist Congress, Merera Gudina, ayaa ka mid ahaa waxyaabihii ugu waawaynaa ee ay dalbanayeen dibadbaxayaasha gobolka Oramiya.

Dhanka kale xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya, Getachew Ambaye,ayaa sheegay in in ka badan 500 oo maxaabiisa la siidayn doono maalmaha soo socda.

Waxa uu sheegay in marka hore ay tahay in maxaabiistan ay maraan tababar dhaqancelin ah.

Xukuuumada Itoobiya ayaa sheegtay in maxaabiista la siidaynayo ay ku jiraan kuwa aan isticmaalin xoog si ay isugu dayaan in ay dowladda ridaan.

Kumanaan qof ayaa la xidhay mudo laba sanadood iyo dheeraad ah oo ay socdeen mudaharaaddo dawladda lagaga soo horjeeday