Odayaal ka jawaabay go'aankii madaxweyne Farmaajo uu ku joojiyay bixinta dhulka danta guud

0
Saturday January 20, 2018 - 10:28:54 in by salman abdi
  • Visits: 769
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Odayaal ka jawaabay go'aankii madaxweyne Farmaajo uu ku joojiyay bixinta dhulka danta guud

    Odayaal ka jawaabay go'aankii madaxweyne Farmaajo uu ku joojiyay bixinta dhulka danta guud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaal ka jawaabay go'aankii madaxweyne Farmaajo uu ku joojiyay bixinta dhulka danta guud

Waxgarad iyo odayaal ku shiray waxay walaac kaga muujiyeen qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha oo ku saabsanaa ilalainta Hantida Qaranka, iyagoo difaacay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed.

Bayaan ka soo baxay Odayaasha dhaqanka oo ka koobnaa dhowr qodobo ayaa isugu jiray fariin iyo hadalo culus, waxaana xubnaha ku saxiixnaa ka mid ahaa Duubabka dhaqanka sida Imaam Maxamed Yuusuf, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo odayaal kale ayaa waxey fariin ugu direen Madaxweynaha, iyagoo xusuusiyay in hantida qaranka ay taallo dalka oo dhan.

Sidoo kale Odayaasha ayaa sheegay in loo baahan yahay in hoosta laga xariiqo waxa kulmiyay warqada Madaxweynaha iyo shirweynaha ka tashiga aayaha Gobolka Banaadir iyo dadka ku nool.

Akhriso Qoraalka ka soo baxay odayaasha :