Ciyaaryahanka Ronaldo Oo muraayad isku eegay garoonka dhexdiisa Iyo Taageerayaasha Oo Ku Qayliyay.

0
Monday January 22, 2018 - 10:56:06 in by salman abdi
  • Visits: 491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaryahanka Ronaldo Oo muraayad isku eegay garoonka dhexdiisa Iyo Taageerayaasha Oo Ku Qayliyay.

    Ciyaaryahanka Ronaldo Oo muraayad isku eegay garoonka dhexdiisa Iyo Taageerayaasha Oo Ku Qayliyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka Ronaldo Oo muraayad isku eegay garoonka dhexdiisa Iyo Taageerayaasha Oo Ku Qayliyay.

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo ayaa maalinimadii axadda adduunka oo dhan ka yaabsaday kadib markii uu muraayad isku eegay isaga oo ku dhex jira garoonka ciyaaraha, islamarkaasna ay socoto ciyaartii.

Arrintan ayaa keentay hadal heynta in Ronaldo in uu yahay nin xarago jecel, islamarkaasna jirkiisa naashnaasha.

Ronaldo oo ku guulaystay laacibka FIFA

  1. Ronaldo oo noqday ciyaaryahanka ugu wanaagsan caalamka
  2. Ronaldo oo ku guulaystay abaalmarinta Ballon d'Or

Kaamirada ayaa qabatay Ronald oo dhaqtarkiisa ka qaatay taleefoonka, kadibna kaamirada taleefoonka u isticmaalay muraayad ahaan si uu isugu eego maadaamaa uu dhaawac kasoo gaaray wajiga, dhiigna uu ka socday.

Daadihiyeyaasha barnaamijyada isboortiga qaarkood ayaa ku maadeystay, iyada oo dadka qaarkood ay soo qoreen "Marka aad ku guuleysato 7-1 gool, balse sawirkii aad gali lahayd ciyaarta kadib uu wajiga kaa halaabo".

Wakaaladda wararka Reuters ayaa iyaduna qortey "Ronaldo oo heer cusub gaarsiiyay sida uu nafta u jecelyahay".

Ronaldo ayuu dhaawaca kasoo gaaro kadib markii uu haraanti ku dhuftay ciyaaryahan kale.