Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda PSG ee Dani Alves ayaa kaarka cas loo taagay kulankii kooxdiisa ay guuldaradu kala kulantay kooxda Lyon kulan ka tirsanaa horyaalka France.
Xiddigan ayaa la murmay garsooraha isla markaasna madaxiisa madaxa garsooraha saaray taas oo keentay in uu garsooruhu kaarka cas u taago.
Kooxda PSG ayaa looga badiyay 2/1 kulan ka tirsanaa horyaalka France taas oo la macno ah in PSG dusha laga saaray guul daradoodii 2-aadLaacibtv Ka Daawo Muuqaalkan
Nacaska anshaxa daran xaq ayuu u lahaay jaale lkn mafahmin sababta aw uga dooda