Ciidamada dowladda oo qabtay askari qof shacab ah ku dilay Magaalada Baledweyne

0
Sunday January 28, 2018 - 10:05:30 in by salman abdi
  • Visits: 530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada dowladda oo qabtay askari qof shacab ah ku dilay Magaalada Baledweyne

    Ciidamada dowladda oo qabtay askari qof shacab ah ku dilay Magaalada Baledweyne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowladda oo qabtay askari qof shacab ah ku dilay Magaalada Baledweyne

Ciidamada ammaanka Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku soo dhigay Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya , kasoo xalay qof Shacab ah ku dilay Magaalada Baledweyne.

Dilka ayaa wuxuu ka dhacay Xaafada Buundowayn ee Magaalada Baledweyne, illaa hadana lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilka uu gaystay askarigaasi.

 

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay inay qabteen askariga dilka gaystay, haddana uu ku xiran yahay Saldhiga Booliska Magaalada Baledweyne.

Wiilka la dilay, ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Xasan Cabdule Maxamed, wuxuuna dhawaan ka qalin jabiyay Jaamacad ku taal Magaalada Baledweyne.