Faah Faahin Dheerada Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Deeganka Tuke-raq Iyo Somaliland Gacanta Ku Haysa Deeganada.

0
Monday January 29, 2018 - 11:22:45 in by salman abdi
  • Visits: 637
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin Dheerada Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Deeganka Tuke-raq Iyo Somaliland Gacanta Ku Haysa Deeganada.

    Faah Faahin Dheerada Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Deeganka Tuke-raq Iyo Somaliland Gacanta Ku Haysa Deeganada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah Faahin Dheerada Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Deeganka Tuke-raq Iyo Somaliland Gacanta Ku Haysa Deeganada.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga Soo Gaadhay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in wali halkaa ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Maamulka Puntland.

Ciidamada Soomaaliland ayaa wali gacanta ku haya maamulka deegaanka deegaanka Tukaraq iyo sidoo kale degaanada hoos yimaada, waxaana shalay halkaa ka dhacay dagaal dhaxmaray ciidamada labada dhinac Ee Somaliland Iyo Maamulka Putland.

Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada labada dhinac oo ku hubeysan boqolaal gadiidka dagaalka ah wali isku hor fadhiyaan goobihii lagu dagaalamay, waxaana jirta cabsi laga qabo dagaal mar kale ka dhici kara deegaanka.

Mas’uuliyiinta labada maamul ayaa maalmihii ugu danbeeyayba hawada isku marinayay erayo u badnaa hajabaado dagaal, taasoo u muuqata mid uga sii dareysa xiisada halkaa ka taagan.