Xiisad ka taagan Kenya, kadib markii hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga uu sheegay in maanta oo tallaado ah loo dhaarin doono xilka madaxtinimada.

0
Tuesday January 30, 2018 - 09:59:38 in by salman abdi
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiisad ka taagan Kenya, kadib markii hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga uu sheegay in maanta oo tallaado ah loo dhaarin doono xilka madaxtinimada.

    Xiisad ka taagan Kenya, kadib markii hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga uu sheegay in maanta oo tallaado ah loo dhaarin doono xilka madaxtinimada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiisad ka taagan Kenya, kadib markii hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga uu sheegay in maanta oo tallaado ah loo dhaarin doono xilka madaxtinimada.

Isbahaysiga ugu weyn ee mucaaradka Kenya ee National Super Alliance (NASA) ayaa sheegay in ay hirgalin doonto qorshahooda ku aadan in maanta oo talaada ah hogaamiyaha mucaaradka ee Raila Odinga loo dhaarin doono xilka madaxtinimada.


Xiisad ayaa laga dareemaya magaalada caasimadda ah ee Nairobi halkaas oo munaasabada dhaarinta loo qorsheeyay in ay ka dhacdo barxada Uhuru Park .

Bilayska Kenya ayaa ku dhawaaqay goobta - Uhuru Park - in aan wax munaasabad ah lagu qaban karin " laakiin ugu baaqay muwaadiniinta in ay u wataan shaqadooda sida caadiga ah.Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in magaalada caasimada bandow la saarayo iyadoo wararkaas la isla dhexmarayay.Warsaxafadeedka Isbahaysiga Mucaaradka ayaa ku wargaliyay taageerayaashooda inay si ballaaran uga soo qayb galaan dhaarinta Rt. Hon Raila Amolo Odinga iyo Stephen Kalonzo Musyoka oo ah madaxweyne kuxigeenkiisa."Mucaaradka ayaa intaa raaciyay in qorshayaasha oo dhan la diyaariyay si loo hubiyo in dhacdadan ay si nabadgelyo ah oo guul leh uga dhacda Uhuru Park ee magaalada Nairobi laga bilaabo labada saac ee subaxnimo.Agaasimaha Guud ee NASA, Norman Magaya ayaa intaa ku daray in ay doonayaan in ay qabtaan dhacdo nabad ah sida uu sharcigu ogol yahay iyaga oo ugu baaqay taageerayaashooda inay ka fogaadaan wax walba oo keeni kara iska hor imaad askarta bilayska.