wasiirka arimaha gudaha oo xilkii ka qaaday xoghayaha dawlada hoose ee hargeysa iyo magaca masuulka lagu bedela

0
Wednesday January 31, 2018 - 18:23:40 in by salman abdi
  • Visits: 630
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    wasiirka arimaha gudaha oo xilkii ka qaaday xoghayaha dawlada hoose ee hargeysa iyo magaca masuulka lagu bedela

    wasiirka arimaha gudaha oo xilkii ka qaaday xoghayaha dawlada hoose ee hargeysa iyo magaca masuulka lagu bedela

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wasiirka arimaha gudaha oo xilkii ka qaaday xoghayaha dawlada hoose ee hargeysa iyo magaca masuulka lagu bedela

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaauu goor dhaweyd xilkii ka qaadey xoghayihii fulinta ee dawlada Hoose ee Hargeysa Muddane Cali Xassan Cawaale.

 

 

 



 

 

 

 

Wasiirka ayaa waxaa uu xilkaaasi u magacaabey masuul lagu magacaabo Axmed Yoonis Aadan Mire ( Juxa )

Arintan ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili mudoyinkii ugu danbeeyey uu khilaaf xun ka dhex jiray maayarka iyo xoghayaha fulinta.