Tababar ku saabsan ka hortaga wasakheynta hawada oo lagu qabtay Garoowe

0
Friday February 02, 2018 - 10:53:35 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababar ku saabsan ka hortaga wasakheynta hawada oo lagu qabtay Garoowe

    Tababar ku saabsan ka hortaga wasakheynta hawada oo lagu qabtay Garoowe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababar ku saabsan ka hortaga wasakheynta hawada oo lagu qabtay Garoowe

Shir looga hadlayo waxyaabaha wax yeelya hawada iyo degaanka ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gabagabeeyo magaalada Garowe ee Puntland.

Shirkan ayaa dadka ka soo qeyb galay waxaa kamid ahaa dadka Ka shaqeeya talaagadaha oo la aaminsanyahay inay ka mid yihiin waxaabaha wasakheeya hawada.

Hadaba Wariye Axmad Cawil jaamac ayaa ujeedka shirkaan ka Waraystay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Degaanka ee Puntland Cabdi Nuur Cilmi koor