Dagaalo Culus Oo Saaka Lagu Waabriistay Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamada Oo Isku Jarmaaday + Khaasaaraha Ka Dhashay

0
Saturday February 03, 2018 - 11:43:11 in by salman abdi
  • Visits: 469
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalo Culus Oo Saaka Lagu Waabriistay Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamada Oo Isku Jarmaaday + Khaasaaraha Ka Dhashay

    Dagaalo Culus Oo Saaka Lagu Waabriistay Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamada Oo Isku Jarmaaday + Khaasaaraha Ka Dhashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalo Culus Oo Saaka Lagu Waabriistay Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamada Oo Isku Jarmaaday + Khaasaaraha Ka Dhashay

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Hada Soo Gaadhayaha Xafiiska Wararka Ee Shabakada Afkashacabka.com Ee Magaalada Burco waxa la sheegay Inu Saaka Dagaal Culus is Waydaarasadeen Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maamulka Puntland

Iyada Oo La Sheegay Inay Ciidamada Maamulka Puntland Ay Jarmaad Dheer Ku Soo Guro Galeen Abaaro Salaadi Subax Iyada oo ay Ciidamada Qaranka Somaliland aya Iska Dufaaceen Dagaalka Ay Soo Qaadan Xolifada Maamulka Puntland


Iyada Oo La Sheegay In Dhaawacyo Iyo Dhimasho ka Dhacday Goobtaasi oo aan wali la soo Xaqiijin Sida aya soo Halayso Bahda Warbaahinta Afkashacabka.com