DAAWO Hooyo Haysata Caruur Aan Lahayn Aaabo Iyo Hooyo Oo Si Muragaysan Uga Warantay Xaladeeda Baaqna U Dirtay Xukumada Iyo Dadka Muxsiniinta Ah.

0
Saturday February 03, 2018 - 17:05:47 in by salman abdi
  • Visits: 522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO Hooyo Haysata Caruur Aan Lahayn Aaabo Iyo Hooyo Oo Si Muragaysan Uga Warantay Xaladeeda Baaqna U Dirtay Xukumada Iyo Dadka Muxsiniinta Ah.

    DAAWO Hooyo Haysata Caruur Aan Lahayn Aaabo Iyo Hooyo Oo Si Muragaysan Uga Warantay Xaladeeda Baaqna U Dirtay Xukumada Iyo Dadka Muxsiniinta Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO Hooyo Haysata Caruur Aan Lahayn Aaabo Iyo Hooyo Oo Si Muragaysan Uga Warantay Xaladeeda Baaqna U Dirtay Xukumada Iyo Dadka Muxsiniinta Ah.

Hooyo Ku Nool Degmadda Qorilugud Ee Gobolka Buhoodle Oo Ka Waramaysay Iyada Oo Ku Sugan Degmadaasi Ayaa Si Murugo Leh Uga Warantay Xaalada Ay Ku Nooshahay,

Hoyadan Oo Haysata Caruur Rajay Iyo Agoonka Ah Oo Cid Kale Haysanin Ayaa Si Murugo Leh U Sheegtay Inay Dusheeda Ugu Xanbaarto Xaabo,Oo Dadka Ka Ibisa Oo Ku Masruufta Caruurtaasi Oo Aan Haysanin Hoyo Iyo Xoolo,

Hoyadan Ayaa Baaq Dheer U Dirtay Dadka Muxsaniinta Ah Ee Caawiyada Dadka Nolashada Adag Ku Jira Iyo Xukumadda Muuse Bixi Hogaanka U Haayo,Taasi Oo Ka Codsatay Inay U Gargaraan Hadii Ilahay U Sahlo