Hooyo caanaha naaskeeda u iib geysay suuq ku yaala Shiinaha

0
Monday February 05, 2018 - 10:36:33 in by salman abdi
  • Visits: 642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hooyo caanaha naaskeeda u iib geysay suuq ku yaala Shiinaha

    Hooyo caanaha naaskeeda u iib geysay suuq ku yaala Shiinaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hooyo caanaha naaskeeda u iib geysay suuq ku yaala Shiinaha

Hooyo ku nool dalka Shiinaha ayaa soo jiidatay dareenka malaayiin qof, kadib markii ay suuqa timid, kadibna suratay boor ay ku qorantahay in ay iibinayso caanadaha naaskeeda.

Haweenaydan oo uu ninkeeda la socday, ilmo yarna sinta ku heysatay ayaa sheegtay in mid ka mid ah ilmaheeda oo manaato ah ay jirto isbitaalka, aadna u xanuunsantahay, loona baahanyahay lacag kumanaan doolar ah.



 
Hooyo Soomaali ah oo korsota canug laga qaatay qoys Soomaaliyeed


 
Hooyo Soomaliyeed oo uruuriso agabka hidaha iyo dhaqanka

Muuqaal laga soo duubay hooyadan oo lasoo dhigey baraha bulshada ayaa waxaa daawday dad gaaraya 2.5 milyan oo qof.

Arrintan waxa ay ka dhacayday magaalada Shenzhen ee gobolka Guangdong ee dalka Shiinaha.

Waxa ay kusoo aadaysaa xili eedeymo kala duwan loo jeedinayo nidaamka caafimaadka dalka Shiinaha oo lagu sheegay in uusan u shaqaynin sidii loogu talogalay.