Faarax macalin oo Madaxda Maamul Goboledyada ku eedeeyay inaysan shacabkooda u shaqeyn

0
Monday February 05, 2018 - 10:36:33 in by salman abdi
  • Visits: 529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faarax macalin oo Madaxda Maamul Goboledyada ku eedeeyay inaysan shacabkooda u shaqeyn

    Faarax macalin oo Madaxda Maamul Goboledyada ku eedeeyay inaysan shacabkooda u shaqeyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faarax macalin oo Madaxda Maamul Goboledyada ku eedeeyay inaysan shacabkooda u shaqeyn

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin ayaa ku eedeeyay Madaxweynayaasha Maamul Goboledyada dalka ka jira, kuwa aanan u shaqeyn Bulshadooda.

Wuxuu sheegay shacabka Somaliyed in laga doonaayo inay la xisaabtamaan madaxda Maamul Goboledyada dalka ka jira, maadaama aysan si daacad ah shacabkooda ugu shaqeyn.


Wuxuu ku eedeeyay madaxda Maamul Goboledyada dalka ka jira inay xiriir gacan saar ah la leeyihiin dowladaha qaar ee ka jira dalka, kuwaasi oo Somaliya aanan la rabin horumar inay gaaraan.

Faarax Macalin ayaa sheegay Madaxda maamul Goboledyada qaar Akoono kala duwan inay ku leeyihiin dalka Kenya oo lacago ay uga buuxaan, waxaana ay ku qortaan magacyada caruurtooda.

Madaxda Dowlad Goboledyada dalka ka jira ayaa waxa ay gacan saar kala duwan la leeyihiin Dowladaha deriska la’ah Somaliya.