Jahaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Maraykanka Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Iyo Arimo Uu Soo Bandhigay.

0
Tuesday February 06, 2018 - 20:02:38 in by salman abdi
  • Visits: 680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jahaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Maraykanka Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Iyo Arimo Uu Soo Bandhigay.

    Jahaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Maraykanka Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Iyo Arimo Uu Soo Bandhigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jahaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Maraykanka Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Iyo Arimo Uu Soo Bandhigay.

 

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Mudooyinkii U Danbeeyay Waxa Uu Ku Sugnaa Magaalada Hargeisa Ee Caasimada Somaliland Ayaa Dalka Ka Dhoofay, Una Dhoofay Dalka Maraynkanka Oo Kulan Casho Sharaf Ah Kula Qaatay Jahalliyada Reer Somaliland Ee Halkaas Ku Nool.

 

Cali Khaalif Galaydha Ayaa La Filayaa In Uu Maal Maha Soco Kulan La Qaato Jahaliyada Reer Khaatumo Ee Dalkaas Ku Sugan , Sidoo Kale Waxaa a Filayaa In Uu Jahaliyada Uu Kulanka La Qaadan Doon Uu U Soo Bandhigi Doono Mawqafka Somaliland Ee Uu Qaatay

 

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 6 people, people sitting

Image may contain: 1 person, eyeglasses

Image may contain: 1 person