Qaramada Midoobay oo sheegtay in dagaalkii ugu ba'naa uu ka socdo Suuriya

0
Tuesday February 13, 2018 - 11:11:15 in by salman abdi
  • Visits: 565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay oo sheegtay in dagaalkii ugu ba'naa uu ka socdo Suuriya

    Qaramada Midoobay oo sheegtay in dagaalkii ugu ba'naa uu ka socdo Suuriya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay oo sheegtay in dagaalkii ugu ba'naa uu ka socdo Suuriya

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dalka Suuriya imika uu ka socdo dagaalkii ugu xuma tan iyo intii uu dagaalka sokeeye billaabmay.

Magaalada Ghouta ayay dhibaatada bina'aadanimo ee ugu wayn ka jirtaaQaramada Midoobay ayaa sheegtay in dalka Suuriya imika uu ka socdo dagaalkii ugu xuma tan iyo intii uu dagaalka sokeeye billaabmay.

Isu duwaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Suuriya Ali al-Za'tari oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in boqollaal qof ay dhaawac iyo dhimasho uu ka soo gaaray dagaalka.

Mr al-Za'tari ayaa mar kale ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaalka.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalka oo la hakiyo ay fursad siinayso in goobaha la go'doomiyay gargaar la gaarsiiyo..

Waxaa sidoo kale dagaalka oo la joojiyo ay gacan ka gaysanaysaa in la soo daadgureeyo dadka u baahan daryeel cafimad oo degdeg ah .

Dagaaladan ugu dambeeyay ayaa waxay ka dhacayeen goobaha ay mucaaradka haystaan ee gobolka Idlib iyo degaanka Ghouta.