Qulqulka dhalintii Qaranka iyo Quusta Qumanihii Qaniga noqday/ Qalinkii maxamed daauud
Dhalinyarta dalka Somaliland ayaa waxaa haysata dhibaatooyin kaasi oo aafeeyay mustaqbalkoodii dhalinyaronimo oo ay kamid yihiin shaqo la aan, waxbarasho aan tayo lahayn,eex iyo qabyaalad taasi oo sababtay in dhalin badani ay kahaajirto wadanka amaba ay tahriibaan halisna galiyaan naftoodii ayna kusababtay duufta kugadaaman waxayna kumanan kamidi kudhinteen inta udhaxaysa xeebta dalka talyaaniga iyo saxaraha liibiya kumanan kale ay kagacansadeen mukhalisiinta kumamay ganacsiga dhalinta somaliyeed halka qaarkalena ay kujiraan jeelal abid ya a cid kawarhaysaana ayna jirin
Dhamaan dhalintii waxbaratay ayaa kasii qulqulaaya dalka kadib markii ay waayeen baahiyaadkii aasaasiga ahaa ee xaqa uu ulahaa muwaadinku waxaana waxaana soobaxay wadamo gadanaaya dhalinta reer sland oo ay kamid yihiin qadar iyo Kuwait oo lasheegay in madaarka hargaysa ay kadhoofeen 250000 oo dhalinyara ah in kabadana 50000 lasugaayo in ay baxaan dabayaaqada bishan
Waxaa iyadana sidoo kale dalbatay 200000 dhalin ah dalbatay dalka kuwayt oo larajaynaayo in ay baxaan bilaha food a inagu soohaya
Waxaana intaasi dheer gobolada dalka laga qoraayo ciidamo ay leeyihiin dalka Somalia lana qaaday in kabdan 250 nin
Mana jirto cid kahadashay amaba wax iska tidhi
Qulqulka dhalintii Qaranka iyo Quusta Qumanihii Qaniga noqday/ Qalinkii maxamed daauud
Qulqulka dhalintii Qaranka iyo Quusta Qumanihii Qaniga noqday/ Qalinkii maxamed daauud