Qodobad Ka Soo Baxay Shirkii Ururka ONLF Iyo Ethiopia Ee Dalka Kenya Iyo Arimaha La Isku Afgartay.

0
Wednesday February 14, 2018 - 17:06:44 in by salman abdi
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qodobad Ka Soo Baxay Shirkii Ururka ONLF Iyo Ethiopia Ee Dalka Kenya Iyo Arimaha La Isku Afgartay.

    Qodobad Ka Soo Baxay Shirkii Ururka ONLF Iyo Ethiopia Ee Dalka Kenya Iyo Arimaha La Isku Afgartay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qodobad Ka Soo Baxay Shirkii Ururka ONLF Iyo Ethiopia Ee Dalka Kenya Iyo Arimaha La Isku Afgartay.

Waxaa Maanta Lasoo Afmeeray wada Hadaladii Labada Garab oo tan iyo Darraad ka socday Magaaalada Nairobi labada Garab ayaa Dhammaan Isku Afgartay qodobadii oogu Mihiim sanaa ee Goobta Lagu Gorfeeyay Waxaana Laga wada Hadlay Arimaha Hoos Ku xusan.

1: Awood qaybsi .
2: Afti.
3: dib u Dajin.
4: mustqabalka Ururka.
5: maxaabiista
Qodobka Koobaad ee awood qaybsiga ONLF waxay Dalbatay In wasiiro Lasiiyo Ergada Ethiopiana waxay Tidhi Masuuliyiintaan Kula laabanaynaa.

2: aftida ONLF waxay Cod satay in wakhti Loo Cayimo Aftida Waxaana Lagu qanciyay in Habka Dastuuriga ah Loo Maro ONLF na Dastuurka way qaadatay Mana Jirto Illaa Hadda Muddo Loo cayimay Aftida laakiin sida uu Dastuurku qabo Aftida waa Laqaadi Karaa.

3: waxaa La isla qaaday In Dib u Dajin Loo sameeyo Dadka Ka Baxay waddanka Ee Wadamada Kale u Yaahamay .

4:Mustqbalka Ururku waxa uu Noqonayaa Urur Siyaasi ah Oo Xaq u Yeelanaya Wax kaste oo uu Urur Siyaasi ah leeyahay.

Oogu Danbayn waxaa la isku Soo Noqon Doonaa Kulan Danbe oo anaan Mudiisa Helin xilliga La qabanayo Kulankaas Kadib ayaa qalinka lagu Duugi doonaa Heshiiska.

5: sidaynta Maxaa biista waa la isku wada waafaqay.

Fiiro Gaar ah: waxaa Jiro qodobo ay ONLF tashi kula Noqonayso Masuuliyiinteeda.
Hadduu wax Dheeraad ah Soo Kordho Dib ayay Gudiga kula Soo Laabanayaan.