War Deg Deg Ah Xubni Ka Mid Ah Xisbiga Kulmiye Oo Hada iscasishay Iyo Iscasiaadeda Oo Ay Ka Hadashay.

0
Thursday February 15, 2018 - 11:33:24 in by salman abdi
  • Visits: 505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Xubni Ka Mid Ah Xisbiga Kulmiye Oo Hada iscasishay Iyo Iscasiaadeda Oo Ay Ka Hadashay.

    War Deg Deg Ah Xubni Ka Mid Ah Xisbiga Kulmiye Oo Hada iscasishay Iyo Iscasiaadeda Oo Ay Ka Hadashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Xubni Ka Mid Ah Xisbiga Kulmiye Oo Hada iscasishay Iyo Iscasiaadeda Oo Ay Ka Hadashay. Gudoomiyaha oo lawaydiiyay in cadaadis lagu saaray inay xilkan banayso ayaa sheegtay inay ikhtiyaarkeeda uga degtay xilka ay haysay.

Gudoomiyihii Garabka Haweenka Ee Xisbiga Kulmiye Canab Cumar Ileeye ayaa iska casishay xillkii ay ka haysay xisbiga kulmiye.

Canab Cumar ileeye ayaa markay kahadlaysay is casilaadeeda tidhi "wakhti dheer ayaan xisbigan kulmiye la soo shaqeeyay, laba madaxwayne ayaan soosaarnay, dee qofkuna wuu waynaanayaa markaa waxaan jeclaystay inaan nasto, hawshuna waa hawl adag” ayay tidhi iyadoo uwaramaysay Eryal Tv.

Gudoomiyaha oo lawaydiiyay in cadaadis lagu saaray inay xilkan banayso ayaa sheegtay inay ikhtiyaarkeeda uga degtay xilka ay haysay.

Canab Cumar ayaa haysay xilkan shan iyo tobonkii sanno ee ugu dambeeyay