War Deg Deg Ah Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Agaasimihii Telefishanka Caalamiga Ah Ee UniversalTV Iyo Sababta Ka Danbaysa.

0
Saturday February 17, 2018 - 13:45:54 in by salman abdi
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Agaasimihii Telefishanka Caalamiga Ah Ee UniversalTV Iyo Sababta Ka Danbaysa.

    War Deg Deg Ah Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Agaasimihii Telefishanka Caalamiga Ah Ee UniversalTV Iyo Sababta Ka Danbaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Agaasimihii Telefishanka Caalamiga Ah Ee UniversalTV Iyo Sababta Ka Danbaysa. Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay saaka ay xabsiga

dhigtay agaasimihi telefishanka caalamiga ah ee Universal qeybtiisa Somaliland Maxamed Caabi Digaale .

Image may contain: 1 person, sitting and suit


Agaasimaha ayaa hada ku xidhan sida shabakada Afkashacabka.Com u xaqiijiyeen masuulyiinta telefishankaasi xarunta danbi baadhista Somaliland ee C.I.D-da .


 

 

Ilaa hada ma cada sababta loo xidhay masuulkan , kamaney hadal ilaa hada laamaha amaanku sababata loo xidhay agaasimaha telfishanka Universal qeybtiisa Somaliland Maxamed Caabi Digaale.