Somaliland:- Caaqil Ku Dhaqan Degmada Ceel-afwayn Oo Lagala Noqday Kalsoonidii Lagu Dortay
Cuqaasha Odayaasha Iyo Waxgaradka Degaanka Ceelafweyn Ee Beesha Axmed Faarax Biciide Ayaa Warqad Qoraal Ah Oo Ay Soo Saareen Waxay Ku Shegeen Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Caaqil Faysal Abokor
Akhri Nuxurka Warqadan Oo Ku Socota Masuuliyiinta Gobolka Sanaag Iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland
Cuqaasha Odayaasha Iyo Waxgaradka Degaanka Ceelafweyn Ee Beesha Axmed Faarax Biciide Ayaa Warqad Qoraal Ah Oo Ay Soo Saareen Waxay Ku Shegeen Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Caaqil Faysal Abokor Oo Ay Shegeen Inuu Mudooyinkii Ugu Danbaysay Iska Horkeen Ka Dhex Waday Bulshada Walaalaha Ah Ee Wada Degan Degaanada Kala Duwan Ee Gobolka Sanaag
Qoraalkan Ayaa Cuqaasha Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Ceelafweyn Waxay Ku Shegeen Inaanay Kula Socon Caaqil Faysal Abokor Talaabooyinka Uku Kacayo Ee Lidiga Ku Ah Nabada Iyo Wada Nolaasnaha Bulshada
Akhri Nuxurka Warqadan Oo Ku Socota Masuuliyiinta Gobolka Sanaag Iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland
Caaqil Aadan Jaamac Faarax
Caaqil Axmed Salaad Caraale
Caaqil Maxamed Yaasiin Bare
Xoghaye Maxamed Cilmi Harbeeye