Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Tacsi U diraya Qoyska Reer Cabdi Shaadhweyn

0
Wednesday February 26, 2014 - 09:06:16 in by London Office
  • Visits: 1156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Tacsi U diraya Qoyska Reer Cabdi Shaadhweyn

    Gudoomiyaha maxkamada Degmada Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamed Mowliid waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska reer Cabdiraxmaan Axmed (cabdi shaadhweyn) oo hooyadood Maryan Cabdilaahi Aw Cumar ay maanta ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Harge

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha maxkamada Degmada Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamed Mowliid waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska reer Cabdiraxmaan Axmed (cabdi shaadhweyn) oo hooyadood Maryan Cabdilaahi Aw Cumar ay maanta ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Hargeysa, waxaanu Gudoomiyuhu Ilaahay u baryayaa inuu janatul Farduusa ka waraabiyo Marxuumada, samir iyo iimaana ka siiyo qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday. Sidoo kale, waxaa tacsi tiiraanyo leh u diraya Qoyska Reer Cabdi Shaadhweyn Garsoorayaasha iyo hawl wadeenada Maxkamada degmada Hargeysa oo kala ah


  1. Xasan Qoran Cali

  2. Yaxye Xuseen Yuusuf

  3. C/risaaq Cisman Aw Cali

  4. Max,ed Rashiid (Bulxan)

  5. Max,ed Nuur Caraale

  6. Sh.Ismacil Qalib Diiriye

  7. C/salan Sh,Xasan Axmed

  8. C/Shakur Max,ed Ismacil

  9. Siciid Xasan Yusuf

  10. Max,ed Cali Axmed

  11. C/raxman Aw Xasan Bile

  12. Max,ed Cabdi kaahin

  13. Cali Cisman Iidaan

  14. Hadiya Cumar Ibrahim

Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer cabdi shaadhweyn oo hooyadood Maryan Cabdilaahi Awcumar maanta ku geeriyootay laguna aasay magaalada Hargeysa,waxay Ilaahay u baryayaan inuu Jannadiisa ugu deeqo,samir iyo iimaana ka siiyo qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday,Aaamiiiiiiiin Aaaaamiiiiiiiiin.