Maraykanka:- Wakiilo Ka Socday Kuuriyada Waqooyi Oo Ka Baxay Kulan Ay La Qaadanayeen Madaxweyne Ku Xigeenka USA Iyo Sababta Ku Dhalisay.

0
Wednesday February 21, 2018 - 09:40:31 in by salman abdi
  • Visits: 517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka:- Wakiilo Ka Socday Kuuriyada Waqooyi Oo Ka Baxay Kulan Ay La Qaadanayeen Madaxweyne Ku Xigeenka USA Iyo Sababta Ku Dhalisay.

    Maraykanka:- Wakiilo Ka Socday Kuuriyada Waqooyi Oo Ka Baxay Kulan Ay La Qaadanayeen Madaxweyne Ku Xigeenka USA Iyo Sababta Ku Dhalisay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maraykanka:- Wakiilo Ka Socday Kuuriyada Waqooyi Oo Ka Baxay Kulan Ay La Qaadanayeen Madaxweyne Ku Xigeenka USA Iyo Sababta Ku Dhalisay.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay madaxa Unugga Isku xirka deeqaha, kaas oo ka shaqeyn doona arrimaha la xiriira deeqaha.

Maxumed Xuseen Axmed ayaa ah khabiir wax ka badan 10 sano ka soo shaqeeyay Arrimaha Gar-gaarka, isagoo la soo shaqeeyay inta badan hay’adaha ka shaqeeya Arrimaha Bani’aadanimada.

Unugan Isku Xirka Deeqaha (Aid coordination unit- Acu) oo muddo soo jiray ayaa u taagan taabba gellinta iyo socod siinta hannaanka fullinta qorshaha Qaranka, waa isku xiraha deeqaha iyo taabba gellinta hannaan ay ku wada hadlaan Soomaaliada iyo deeq bixiyayaasha, kaas oo ka caawiya dowladda hannaanka qorshaha Qaranka sida arrimaha xog ururinta iyo loo-jistikada.

Sidoo kale Unugan Isku xirka deeqaha wuxuu qaban qaabiyaa shirar kala duwan oo qorshaha Qaranka lagu taabba geliyo sida Hannaanka Wadaagga ee Soomaaliya ( Somalia Partnership Forum), Sanduuqa dib u diska Soomaaliya ( SDRF) iyo Shirarka Tiirarka (Pillars)

Uga dambeyn Unugan Isku Xirka Deeqaha ayaa Sidoo kale Dowladda waxuu ka caawiyaa isku xirka hay’adda dawladda iyo gobolada iyo daba galka dhaqdhaqaha Deeqaha (Aid Mapping Exercise).