Somalia Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan Oo Moqdisho Ka Degtay Iyo Ujeedada Safarkeedu La Xidhiidho.

0
Thursday February 22, 2018 - 12:20:30 in by salman abdi
  • Visits: 535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalia Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan Oo Moqdisho Ka Degtay Iyo Ujeedada Safarkeedu La Xidhiidho.

    Somalia Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan Oo Moqdisho Ka Degtay Iyo Ujeedada Safarkeedu La Xidhiidho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalia Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan Oo Moqdisho Ka Degtay Iyo Ujeedada Safarkeedu La Xidhiidho.

Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam CabdiAadan ayaa waxaa la sheegay in ay ka degtay magaalada Moqdisho ee caasimada dalka Somaliya.

Warar xog ogaal ah oo aanu helnay ayaa sheegaya in Ex Wasiir Samsam uu safarka ku wehelinayo walalkeed Xaaji .

Ujeedka Ay Marwo Samsam Cabdi Aadan u tagtay magalada Muqdisho ayaa ah sida ay xoguhu sheegayaan arimo khaas u ah Wasiir Samsam, taas oo la xidhiidha lacag malaayiin Doller ah oo ay ka dhaceen rag South African ah iyo sidoo kale rag ganacsato ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Somaliya .
 


Ragan Ganacsatada ah ayaa waxaa ay ehel dhaw yahiin madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed 

Ducaale Geelle(Xaaf) kaas oo ay Ex Wasiir Samsam ugu tagtay Ergo ahaan, isla markaana dhex dhexaadin doona ragaas lacagta ka dhacay Ex Wasiir Marwo Samsam Cabdi Aadan .

 

 Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa lagu soo waramaya inay degtay guri uu magaalada Moqdisho ku leeyahay Madaxweyne Xaaf .