Berbera:- Hakad Ku Yimi Sahaminta Shidaal Ee Laga Waday Gobolka Saaxil Iyo Dulucda Ka Danbeeysa

0
Friday February 23, 2018 - 13:20:26 in by salman abdi
  • Visits: 572
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Berbera:- Hakad Ku Yimi Sahaminta Shidaal Ee Laga Waday Gobolka Saaxil Iyo Dulucda Ka Danbeeysa

    Mashruuca Samahaminta Shiidaalka Ee Gobolka SAAXIL Oo Hakad Galay Iyo Sababta Keentay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mashruuca Samahaminta Shiidaalka Ee Gobolka SAAXIL Oo Hakad Galay Iyo Sababta Keentay

Munaasibad la doonayay in shalay lagu daah-furo mashruuca sahaminta shidaalka ee gobalka Saaxil oo lagu qabanayay Berbera ayaa dib loogu dhigay sababo aan si rasmi ah loo shaacin.


Kulanka wacyigelinta dadweynaha deegaanada sahaminta shidaalka laga samaynayo oo ay ahayd in shalay lagu qabto Berbera, ayaa mar qudha baaqday, waxaanay dadweynaha reer Berbera isla dhex marayeen inuu bilowga mashruucani u baaqday is qabqabsi dhex maray dadka deegaanka oo u badan siyaasiiin iyo ganacsato iyo masuuliyiiinta wasaaradda macdanta iyo tamarta.

Wasiirka tamarta iyo macdanta Jaamac Cigaal oo madasha la filayay in kulanku ka qabsoomo joogay ayaan saxaafadda la hadal, isagoo markii dambe ka baxay madasha.

Qaar ka mid ah dadweyne madasha joogay oo saxaafadda la hadlay ayaa baaqashada hawshan ku canaantay dad gaar ah oo aanay magacaabin oo ay sheegeen inay doonayaan inaanu horumarka gobalku dhaqaaqin.

Mashruucan ayaa waxa sahamintiisa wada shirkadda Ras Al Khaimah oo ay xukuumadii madaxweyne Siilaanyo heshiis kula gasha