Ceel Afweyne:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Gaadhay Degmada Ceelafweyn +sababta Safarkiisa.
Ceel Afweyne:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Gaadhay Degmada Ceelafweyn +sababta Safarkiisa. Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed kaahin Axmed ayaa safar shaqo oo uu shalay kaga anbo baxay magaalada hargaysa ee caasimada
Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed kaahin Axmed ayaa safar shaqo oo uu shalay kaga anbo baxay magaalada hargaysa ee caasimada Somaliland Ku gaadhay degmada ceel afweyn .
Halkaasi oo ay beryahanba ka jirtay xaalan colaadeed oo u dhaxaysay beelaha walaalaha ah ee deegaankaasi wada dega.
Dirirta labada beelood ee deegaankan wada dega ayaa ah mid soon noqnoqotay tiraba dhawr jeer.
Safarkan wasiirka waxaa kasii horeeyey xildhibaano ka tirsan golaha guurtida oo iyaguna dhankooda u tagay deegaankaasi so ay nabada ugu soo dabaalaan.
Safarka wasiirka arrimaha gudaha ayaa noqonaya safarkiisii ugu horeeyey ee uu ugu baxo gobolada Bariga Somaliland