Kenya:-Booliska Kenya oo lacag 2 million ah dul dhigay shaqsiyaad looga shakisanyahay in ka tirsanyihiin ururka Al Shabaab.

0
Sunday February 25, 2018 - 07:20:38 in by salman abdi
  • Visits: 500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya:-Booliska Kenya oo lacag 2 million ah dul dhigay shaqsiyaad looga shakisanyahay in ka tirsanyihiin ururka Al Shabaab.

    Ciidamada Booliska ee dalka Kenya ayaa u balan qaaday lacag 2 million oo shillin cidii keenta macluumaad kasta oo keeni kara in la soo xiro lix argagixiso ah kuwaas oo looga shakiyay in ay qorsheynayaan inay weerar ka fuliyaan waddanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska ee dalka Kenya ayaa u balan qaaday lacag 2 million oo shillin cidii keenta macluumaad kasta oo keeni kara in la soo xiro lix argagixiso ah kuwaas oo looga shakiyay in ay qorsheynayaan inay weerar ka fuliyaan waddanka.

Ciidamada Booliska ee dalka Kenya ayaa u balan qaaday lacag 2 million oo shillin cidii keenta macluumaad kasta oo keeni kara in la soo xiro lix argagixiso ah kuwaas oo looga shakiyay in ay qorsheynayaan inay weerar ka fuliyaan waddanka.


Booliska ayaa sheegay in lixda qof oo ay haweenay ku jirto ay ku suganyihiin dalka iyagoona looga shakisanyahay inay xubin ka yihiin kooxda Al-Shabab.



Lixdaasi qof ayay ciidamadu Booliska magacyadoodu ku sheegeen Issack Alio, Cabdiwahab Cismaan, Hareth Hillow, Kusow Yarrow iyo Mumina Erobe.


Dadkan ayaa la sheegay inuu askareeyay islamarkaana tababaray shiikh Guyo oo haatan ku jira xabsiga booliska oo loo heysto inuu ka qayb qaatay hawlaha tababarka.


bilayska ayaa ku boorriyay dadweynaha in ay feejignaadaan oo ay macluumaad walba ee dadkaasi ku saabsan ku soo wargaliyaan ciidamada Booliska .