Hargeysa: DegDeg: Weriyaashi ugu Tirada Badnaa ee Wasarada Warfaafinata oo Saaka Shirjaraaid oo Cabasho ah ku Qabtay Hargeysa+SAWIRO

0
Sunday February 25, 2018 - 11:15:00 in by salman abdi
  • Visits: 1034
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa: DegDeg: Weriyaashi ugu Tirada Badnaa ee Wasarada Warfaafinata oo Saaka Shirjaraaid oo Cabasho ah ku Qabtay Hargeysa+SAWIRO

    in ka badan 20 Suxufi ayaa Saaka Warbaahinta kula hadlay Hargeysa Gudaheeda isla markaasna Baaq iyo Cabasho u Diray Madaxweynaha Somaliland, Weriyaashan oo ay ka mid yihiin kuwii Ugu Caansanaa Saxaafadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

in ka badan 20 Suxufi ayaa Saaka Warbaahinta kula hadlay Hargeysa Gudaheeda isla markaasna Baaq iyo Cabasho u Diray Madaxweynaha Somaliland, Weriyaashan oo ay ka mid yihiin kuwii Ugu Caansanaa Saxaafadda

Tiro ku dhaw 20 xubnood oo ka mid ah shaqaalaha wasaarada Warfaafinta Somaliland oo Warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa ka soo horjeestay isku shaandhaynta uu sameeyay wasiirkoodu.

Waxa ay sheegeen in wasiirku u Afduuban yahay xubno kooban oo wasaarada ka tirsan, Waxa ay ugu baaqeen madaxweynaha Somaliland in uu hoos u eego cabashadooda. Shaqaalaha hadlay ayaa waxa ku jira Wariyeyaal caan ah iyo Madax qaybeedyo ka tirsan wasaarada .

Image may contain: 4 people, indoor