Caalamka:- Boqorka Sacuudiga Oo Shaqada Ka Eryay Madaxda Ciidamada MILITARIGA Isku Shandhayna Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada.

0
Tuesday February 27, 2018 - 15:56:06 in by salman abdi
  • Visits: 573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:- Boqorka Sacuudiga Oo Shaqada Ka Eryay Madaxda Ciidamada MILITARIGA Isku Shandhayna Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada.

    Caalamka:- Boqorka Sacuudiga Oo Shaqada Ka Eryay Madaxda Ciidamada MILITARIGA Isku Shandhayna Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caalamka:- Boqorka Sacuudiga Oo Shaqada Ka Eryay Madaxda Ciidamada MILITARIGA Isku Shandhayna Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada.

Boqorka Sacuudiga Boqor Salman ayaa shaqada ka saaray sarakiil sar sare oo ka tirsan militariga xukuumadaasi, waxaana uu isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirrada ee wasaaradaha ammaanka iyo xukuumadda.


Fayyad bin Hamed al-Ruwayli ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada, halka Tamadur bint Youssef al-Ramah loo magacaabay wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqaalaha oo naadir ah in xil sare loo magacaabo haweeney boqortooyada.Kuwa la eryay waxaa ka mid ah madaxa ciidamada qalabka sida ee Sucuudiga, iyo madaxda dhulka iyo ciidamada hawada.

Prince Turki bin Talal - oo ah walaalka Alwaleed bin Talal - ganacsade bilyaneer ah oo la xiray muddo bilo ah

oo xukuumadda ku eedeeysay musuq-maasuqa - ayaa sidoo kale loo doortay booska guddoomiye kuxigeenka.

 

Sababta rasmiga ah ee isbadalka iyo dib u habeyntii wali ma cada, laakiin waxay ku soo aadeysaa iyadoo Sacuudi Carabiya ay soo wajahday dhaleeceyn ballaaran oo ka dhan ah isbahaysiga milatari ee uu hoggaaminayo ee dagaalka