Maraykanka:-Trump oo ku dhawaaqay ololihiisa doorashada 2020-ka

0
Wednesday February 28, 2018 - 07:18:08 in by salman abdi
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka:-Trump oo ku dhawaaqay ololihiisa doorashada 2020-ka

    Sida ay kusoo waramayso wariyaha BBC-da Tara McKelyey, Brad waa nin jecel faanka, iyo in isaga la hadal hayo, haddane ay u muuqato in uu qabtay xilkii usoo jiidi lahaa dareenka dadweynaha iyo kan warbaahintaba, waxaana la dhawri doonaa talaabooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay kusoo waramayso wariyaha BBC-da Tara McKelyey, Brad waa nin jecel faanka, iyo in isaga la hadal hayo, haddane ay u muuqato in uu qabtay xilkii usoo jiidi lahaa dareenka dadweynaha iyo kan warbaahintaba, waxaana la dhawri doonaa talaabooyinka uu qaadi doono.

Waxyaabaha yar ee laga ogyahay ninkan ayaa waxaa ka mid ah in sanadkii hore uu ka mid ahaa dad ay su'aalo weeydiiyeen xildhibaanada Aqalka Congress-ka arrimo la xiriira fadeexada Ruushka ee farogalinta doorashada.

Ololihii sanadkii 2016-kii, waxa uu ka mid ahaa dadkii maamulayay baraha bulshada, wuxuuna barnaamijka 60 minutes ee ka baxa taleefishinka CBS u sheegay in uu maalin kasta samayn jiray illaa 60,000 xayaysiimo ah oo xagga Facebook ah si war loo gaarsiiyo taageerayaasha Trump.

Shirkadda uu leeyahay ee Giles-Parscale ayaa la sheegay in ay Trump u qortay qaansheeg dhan $94 milyan oo doolar oo ay ugu qabatay adeeg xagga baraha bulshada ah.