Suuriya:-Lammaane gaboow ah oo Pakistan u dhashay oo laga badbaadiyay Suuriya

0
Friday March 02, 2018 - 11:30:57 in by salman abdi
  • Visits: 526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuriya:-Lammaane gaboow ah oo Pakistan u dhashay oo laga badbaadiyay Suuriya

    Hay'adda BishaCcas ee Suuriya ayaa sheegtay in nin da'a ah oo Bakistan ah iyo xaaskiisa la samatabixiyay goobaha aay mucaradku haystaan ee bariga Quuta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda BishaCcas ee Suuriya ayaa sheegtay in nin da'a ah oo Bakistan ah iyo xaaskiisa la samatabixiyay goobaha aay mucaradku haystaan ee bariga Quuta.


Waa rayidka kaliya ee la ogyahay in ay halkaas ka tageen tan iyo markii xabadjoojinta bini'aadanimada ee Ruushku la doonaayyey in ay dhaqan gahso maalintii Talaadada.

Dad lagu qiyaasay 400 kun o deegaanka ah aya ayaa ku xayiran gudaha bariga Quuta .

Deegaanka ayaa waxa uu la kulmayey duqeeyntii ugu xumeyd iyo dagaalkii sokeeye ee ugu darnaa ee Suuriya.

Mar sii horeeysay madaxa gargaarka ee QM Jan Egeland ayaa ku qeexay bariga Quuta goob aan laau ixtiraamin qaanuunka caalamiga ah.

Lammaanahan oo lagu kala magacaabo Maxamed Fadhil Akram iyo Sagran Bibi oo labaduba da'doodu 70 kor u dhaafayso ayaa sheegay in ay kasoo tageen labo wiil oo ay iyagu dhaleen iyo 12 carruur ah oo ay wiilashaas dhaleen.