Koonfur Galbeed:-Maamulka Koonfur Galbeed Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeeray Gudoomiye Kuxigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Somaliya

0
Sunday March 04, 2018 - 07:14:34 in by salman abdi
  • Visits: 567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koonfur Galbeed:-Maamulka Koonfur Galbeed Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeeray Gudoomiye Kuxigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Somaliya

    Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Somaliya, Mahad Cabdalla Cawad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Somaliya, Mahad Cabdalla Cawad.


Gudoomiye Kuxigeenka, ayaa sheegay in ay ergo soo dooratay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, isla-markaana la dedejiyay doorashada, sababo ku aadan iyadoo ay soo dhaweyd ciidda Masiixiga.


Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed, C/laahi Sheekh Xasan, ayaa qoraal uu soo saaray kaga jawaabay hadalka Mahad Cabdalla Cawad, Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Somaliya.

Qoraalka Wasiirka ayaana u qornaa sidatan:-