Masar:-Dawlada Masar Oo Laba Jasiiradood Ku Wareejinasyo Sacuudiga
Maxkamada ugu sareysa dalka Masar ayaa daaqada ak tuurtay kiis ka dhan ahaa heshiis boqortooyada Sacuudiga loogu wareejiyay laba jasiiradood oo ku yaalla badda cas.
Go'aankan ayaa ku soo beegmay xilli lagu wado in dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga, Mohammed Bin Salman, uu booqasho arsmi ah ku tago dalka Masar.
Hadaba muhimad intee la eg ayay leeyihiin labadan Jasiiradood ee ay Masar ku wareejisay Sacuudiga go'aanka maxkamada se ma ahaa mid al filayay ,su'aalahani iyo kuwa kale ayaan waydiiyay Axmed Sh Maxamed Ahmed (tiir) oo lafa gura arrimaha carabta.
Kaasi waxa uu ahaa Axmed Sh Maxamed Ahmed (tiir) oo ak faalooday arrimaha biriga dhexe.