Gudaha:- Dumaasha Kursiga Gudoomiye Nimo Ee Xisbiga Kulmiye Oo Loolan Adag Loogu Jiro Iyo Cuqaal Gaaf Wareegay Xayn Daabka Madaxtooyada.

0
Monday March 05, 2018 - 15:23:06 in by salman abdi
  • Visits: 666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:- Dumaasha Kursiga Gudoomiye Nimo Ee Xisbiga Kulmiye Oo Loolan Adag Loogu Jiro Iyo Cuqaal Gaaf Wareegay Xayn Daabka Madaxtooyada.

    Gudaha:- Dumaasha Kursiga Gudoomiye Nimo Ee Xisbiga Kulmiye Oo Loolan Adag Loogu Jiro Iyo Cuqaal Gaaf Wareegay Xayn Daabka Madaxtooyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:- Dumaasha Kursiga Gudoomiye Nimo Ee Xisbiga Kulmiye Oo Loolan Adag Loogu Jiro Iyo Cuqaal Gaaf Wareegay Xayn Daabka Madaxtooyada.

Madaxweynaha Somalilnd Muuse Biixi Abdi Ayaa Waxa Uu Xilka Madaxweyne-nimo Ku Guulaysatay 13 Dec 2017 Oo Markaa Ay La Tartamayeen Gudoomiyaasha Xisbiga Kala Ah Waddani Iyo ucid Oo Ay Ka Kala Sharaxnaayeen Cabdiraxman Maxamed Abdlaahi Cirro Iyo Eng Faysal Cali Waraabe Oo Uu Kaga Guulaystay Xilka Madaxtinimada Somaliland Ee Kurigasa Ugu Sareeya Dalka.

Hasayeeshee Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Waxa Uu Xilka Madaxweynimo Ku Guulaysatay 2010 Oo Uu Kaga Guulaytay Masharaxiintii Kala Ahaa Daahir Riyaale Kaahin Iyo Faysal Cali Waraabe Sidaas Daraadeed Waxa Uu Xilka Gudoomiye Nimo Ku Wareejiyay Mudo 45 Cisho Gudahooda.

 

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Muddo Gadhayaa 90 Cisho Hada Hayay Xilka Madaxwayne-nimo Ayaa U Muuqda Mid Aan Warejinaynin,Xilka Gudoomiye-nimo Ee Xisbiga Kulmiye Oo Loolan Adag Loogu Jiro Hanashada Kursigaasi Ee Xisbiga Kulmiye,Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ayaa Wali Dhag Jalaq U Siniin Cuqaal Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Gobolllada Sanaag.Togdheer Iyo Saraar Oo Maalmihii Udanbeeyay Ku Wareegayay Xarunta Madaxtooyada Somaliland.

 

Odayaal Iyo Waxgaradkani Oo Kasoo Hayaamay Gobollada Bariga Somaliland ayaa Muddo Gaadhaysay Bil Ku Sugnaa Caasimada Hargaysa Oo Ay U Jooga Inay Qataan Xilka Gudoomiye Xisbiga Oo Ay Qudaraynayaan Siyaayin Iyo Masuliyin Wasiiro U Badnaa Oo Xilil Kale Duwan Kasoo Qabtay Xukumadii Silaanyo.

 

 

Madaxwanaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayay U Muuqataa Marka Loo Eego Mudada Uu Hada Xilka Hayay Inuu Ku Dhagsanyahay Kursiga U Sareeyaa Xisbiga Kulmiye Oo Ah Jaranjarada Ugu Sareeysa ee Sahlaysa In Talada Dalka Qof Ka Hogaamiyo, Taasi Oo Siyaasiyin Badani Ay Hunguri Kaga Jiro Dumaasha Kursiga Gudoomiyenimo Ee Xisbig Kulmiye Oo Hore Uga Soo Baxeen Madaxwayne Silaanyo Iyo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Majaraha Haatan Hogaaminayaa.

Gunaanadkii Madaxwayne Muuse Biixi Ma Qancindona Cuqaasha Iyo Waxgaradkan Ujooga Magalada Hargaysa Dumaasha Kusiga Gudoomiye-nimo Ee Xisbiga Kumliye Mise Waxa Ay Kale Soo Kulmi Donaan Wajigabax Baladhan Oo Gacan Madhan Ayay Ugu Soo Labaandonan Gobaladoodi.