Hargeisa:- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabiley Shir-guddoonka Golaha guurtida Somaliland.

0
Wednesday March 07, 2018 - 15:42:41 in by salman abdi
  • Visits: 440
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabiley Shir-guddoonka Golaha guurtida Somaliland.

    Hargeisa:- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabiley Shir-guddoonka Golaha guurtida Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabiley Shir-guddoonka Golaha guurtida Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,

ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley shir-guddoonka golaha guurtida Somaliland.

Image may contain: 1 person, standing and beard

 

 


Kulankaas oo ahaa xog-warran ay shir gudoonku madaxweynaha ka siiyeen xaaladda guud ee dalka ka jirta, hadday tahay nabadgelyada, dhex-dhexaadinta beelaha oo ay door muhiima ka qaataan goluhu, iyo u diyaar-garowga doorashooyinka wakiillada iyo golayaasha deegaamada ee sannadka 2019-ka dalka la filayo inay ka qabsoonto.

Image may contain: 1 person, sitting


Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhinaciisa waxa uu golaha guurtida ku ammaanay dedaallada ay ka sameeyeen arrimaha dhex-dhexaadinta iyo isu soo dhaweynta beelaha ay dirirtu ku dhexmarto deegaanada qaar, iyo dedaalka ay ugu jiraan in shacbiga Somaliland ku dhaqani ay noqdaan kuwo nabadgelyo iyo walaalnimo waarta ku naallooda marwalba.

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor


Guddoomiyaha golaha guurtida, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee golahaas, Mudane Siciid Jaamac Cali iyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee guurtida Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Sheekh Madar.