Burco: Daawo Xuska Maalinta Haweenka Adduunka oo Si weyn looga Xusay Burco

0
Thursday March 08, 2018 - 15:56:16 in by salman abdi
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco: Daawo Xuska Maalinta Haweenka Adduunka oo Si weyn looga Xusay Burco

    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenweynaha Adduunka Ayaa manta si Ballaadhan looga Xusay Magaalada Burco,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenweynaha Adduunka Ayaa manta si Ballaadhan looga Xusay Magaalada Burco,

Munasibaddii Lagu Xusayey Maalintan 8da Maarch ee Haweenka Addunka oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Shaqo Gelinta iyo Arrimaha Bulshada iyo Dallada NAGAAD ayay ka soo qaybgaleen Haweenweynaha Magaalada Burco, Ururada Bulshada, Isuduwayaasha Wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada, Caddaalada, Shaqogelinta iyo Arrimaha Bulshada iyo weliba Maamulka Gobolka Togdheer.

Hadalo u badnaa Dhiirigelinta Haweenka iyo Soo Bandhigidda Waxtarka iyo Muhiimadda Haweenku u leeyihiin Nolosha Bini aadamka sidoo kalena ay Hawenku kaga hadlayeen Tacaddiyada soo Gaadha Haweenka iyo Waxyaabaha ay Guulaha uga Gaadhi waayaan ka qaybgalka kuraasta iyo Talada Dalka ayay halkaas ka soo jeediyeen Masuliyiintii iyo Haweenkii Halkaas ka hadlay.