War Deg Deg Ah Dalka Dhex Dhaxaadin Doona Khilaafka Dekada Berbera Ee Somaliya Iyo Imaaradka Carabta.
War Deg Deg Ah Dalka Dhex Dhaxaadin Doona Khilaafka Dekada Berbera Ee Somaliya Iyo Imaaradka Carabta.
lo Xog ogaal ah oo soo gaadhaya Warbaahinta Ayaa
sheegaan in boqortooyada Sucuudigu ay dhex dhexaadin ka gali doonto arinta abuurtey khilaafka culus ee maali galinta dekada Berbera .
Sucuudiga ayaa dawlada Somaliya ka joojiyey dacwad ay Somaliya rabtey in ay ku soo oogto shirkada Imaraadka laga leeyahay ee Dp World .
Dawlada Sucuudiga oo xidhiidh fiican la leh Somaliya iyo Imaraadka Carabta ayaa maamulka Moqdisho ka codsadey in ay dacwadaasi joojiyaan isla markaana arinta ay dhex dhexaadin ka gasho .
Sidoo kale xogaha soo gaadhaya Warbaahinta Ayaa sheegay in dalka Masar lagu qaban doono kulamada labada dhinac lagu dhex dhexaadinaayo