Hargeisa:- Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbadiisii Dastuuriga Aheyd Ka Hor Jeedin Doona Laba Gole Baarlamaan Iyo Wakhtiga.

0
Monday March 12, 2018 - 13:04:56 in by salman abdi
  • Visits: 505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbadiisii Dastuuriga Aheyd Ka Hor Jeedin Doona Laba Gole Baarlamaan Iyo Wakhtiga.

    Hargeisa:- Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbadiisii Dastuuriga Aheyd Ka Hor Jeedin Doona Laba Gole Baarlamaan Iyo Wakhtiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbadiisii Dastuuriga Aheyd Ka Hor Jeedin Doona Laba Gole Baarlamaan Iyo Wakhtiga. Mdaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu khubadiisii Dastuuriga aheyd uu

ka jeedin doona fadhi wada jir ah oo ay isku iman doonan xildhibaanada labada gole baarlamaan ee Guurtida iyo wakiiladu .



Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu khudbadiisan jeedin doono maalinta Arbacada ee Todobaadkan isla markaana ay bishu tahay14.03.2018


 

 

Ilaa hada ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo lagu shaaciyey khudbada Dastuuriga ah ee Madaxweynahu jeedin doono balse ilo xog ogaal ah o Ilaysnews.com heshay ayaa sidaas u sheegay .


Khudbadan ayaa waxaa ay noqon doontaa tii ugu horeysay ee madaxweynaha Somaliland ka hor jeediyey labada Gole Baarlamaan , taas oo uu dastuurka Somaliland sheegayo in sanadkiiba ay hal mar ay tahay in madaxweynuhu labada Gole Baarlamaan uu khudbad u jeediyo